Ciidamada Danab oo howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaanka Shaam

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa Danab ayaa saakay howlgal qorsheesan waxa ay ka fuliyeen Deegaanka Shaam oo kuyaala inta u dhaxeysa Degmada Owdheegle iyo Deegaanka Bariire. Taliyaha Ciidamada Dhulka General Odowaa ayaa Warbaahinta dowlada u sheegay in howlgalka qorsheesan ay ciidamada ka fuliyeen deegaanka Shaam khasaaro xoogan ku gaarsiiyeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab. “Waxaan … Continue reading Ciidamada Danab oo howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaanka Shaam